Dhaqanka iyo Hiddaha Q-83aad (Maansada Halxiraalaha)

Dhaqanka iyo Hiddaha Q-83aad (Maansada Halxiraalaha)

Waa qeybtii 83-aad ee barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha oo uu soo diyaariyo soona jeediyo Axmed Faarax Cali Idaajaa.

Toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay qeyb kale oo ka mid ah maansooyinka halxiraalaha.