Waa qeybtii 39-aad ee Barnaamijka Dhaqanka iyo Hidaha oo ka hadlaysaa gabayada ay tiriyaan suugaanyahannada lagu xiro xabsiyada.

Waxa inoo soo diyaariyey, halkanna kasoo jeedinaya Suugaan uruuriye Axmed Faarax Cali (Idaajaa)