Dhaqanka iyo Hiddaha: Maaweelada Caruurta (Q-93aad)

Dhaqanka iyo Hiddaha: Maaweelada Caruurta (Q-93aad)

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee maantu waxa uu ku saabsan yahay in la hadalka iyo maaweelinta dhalaanku ay faa'iido u leedahay ubadka

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee maantu waxa uu ku saabsan yahay in la hadlka iyo maaweelinta dhalaanku ay faa'iido u leedahay caruurta yaryar.

Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.