Barnaamijyada Dhaqanka iyo Hiddaha oo uu soo diyaariyo soona gudbiyo Axmed Faarax Cali Idaajaa, wuxuu ku saabsan yahay heesaha iyo sheekooyinka caruurta loo tiri ama looga sheekeeyo.
Dhaqanka iyo Hidaha Q-91aad (Sheeko Caruureed)