Xubno ka tirsan dhaqaatiirka ka howl-gasha Magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in goobaha caafimaadka ay kusoo badanayaan dhallinyarada dawooyinka qaarkood u isticmaala maandooriye ahaanta, taas oo waxyeello caafimaad ay ka dhaxli karaan.
Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.
Your browser doesn’t support HTML5
Isticmaalka daroogada xad dhaafka ah ee dhallinyarada.mp3