Muqdisho —
Waxaa maanta Garoonka diyaaradaha Aaden Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo dejiyey 11 dhallinyaro ah oo tahriibayaal ahaa kuwaas oo sannadihii ugu danbeeyey ku xirnaa dalka Libya.
Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho kasoo diray Xasan Kaafi Qoyste.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhallinyaro laga soo daayey xabsiyada Libya oo yimid Muqdisho