Qaar ka mid ah dhallinyarada aqoonyahanka ah ee Soomaalida ayaa soo dhoweeyay hadal uu shalay madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan ka jeediyay magaalada Kismaayo.
Axmed Madoobe ayaa sheegay in muhiimad la siinayo dhallinyarada waxbaratay ee dalka jooga, marka ay noqoto furasadaha shaqo.