In ka badan 1,500 oo qoys oo oo aan tirsaneyn ayaa u baahan gargaar deg deg ah ayaa Hay'adda UNHCR ka codsaday in dib loo bilaabo tirakoobka la hakiyay ee xerada qaxootiga Dhagxley ee kaamka Dhadhaab, si qaxootigaasi ay u helaan raashinka, biyaha iyo adeegyada nolosha lagama maarmaanka u ah.
Wariyaha VOA Abdisalan Salas ayaa warbintan Dhadhaab kasoo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso warbixnta Dadaab