Dhaawacii oo Turkiga loo Qaaday

Dhaawacii oo Turkiga loo Qaaday

Dhaawac gaaraya 36 ruux ayaa loo qaaday si loogu soo daaweeyo Turkiga oo isagu isla markii qaraxu dhacay ka dib arrintaas ballan qaaday

Dhaawac gaaraya 36 ruux ayaa loo qaaday si loogu soo daaweeyo Turkiga oo isagu isla markii qaraxu dhacay ka dib arrintaas ballan qaaday.

Dadka la qaaday ayaa ahaa kuwii ay adkaatay in dhaawacyada gaaray wax lagaga qabto gudaha dalka Somalia.

Warbixin arrintaas la xiriirta qeybta hoose ka dhageyso.