Dhaawacii Dhuusamareeb oo Ethiopia loo Qaaday

Dhaawicii ka dhashay qaraxi shalay ka dhacay gobolka Galguduud ayaa loo qaaday Ethiopia si adeeg caafimaad loo siiyo.

Dhaawacyada ayaa qaarkood daran yihiin, halka kuwa kalena ayna aad u darrayn.

Wareysi arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.