Kooxda K/koloyga ee Denver Nuggets ayaa xalay markii ugu horreysay ku guuleysatay horyaalka NBA-da ee waddanka Mareykanka, kadib kadib markii ay 94-89 ku garaacday kooxda Miami Heat, iyada oo ciyaaryahanka u dhashay waddanka Serbia Nikola Jokic uu dhaliyay 28 dhibcood isla markaana loo magacaabay ciyaaryahanka ugu qiimaha badan ee MVP.
Falanqey ku saabsan waxaa inoo haya wariyaha VOA Maxamuud Mascadde.
Your browser doesn’t support HTML5
Denver Nuggets oo markii ugu horreysay ku guuleysatay NBA-da .mp3