Garoowe —
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo ka hadlay dagaalka ka soo cusboonaaday gobolka Mudug ayaa sheegay in dib loogu noqdo heshiisyadii laga gaaray colaadihii horay u dhacay, lalana xisaabtamo dadkii jabiyey.
Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa magaalada Garow ka soo diray wariyaha VOA-da Nuux Muuse Birjeeb.
Your browser doesn’t support HTML5
Deni oo ka hadlay dagaal beeleedyada gobolka Mudug