Deni oo dowladda federaalka ku dhaliilay dagaalka Laascaanood

Deni

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay ka hadlay magaalada garoowe ayaa ku dhaliilay Dowladda Federaalka Soomaaliya qaabka ay u wajahday colaadda ka oogan magaalada Laascaanood.

Laascaanood ayaa waxaa tan iyo bishii February ka dhacayey dagaallo soo noqnoqday oo u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka.

Warkan waxaa soo diray weriyaha VOA Nuux Muuse Birjeeb.

Your browser doesn’t support HTML5

Deni oo dowladda federaalka ku dhaliilay dagaalka Laascaanood