Degmada Ceel-buur oo Gacanta Al-shabab ku noqotay

Ciidamada Ethiopia oo horay u qabsaday degmada Ceel-buur ee gobolka Galguduud ayaa ka baxay, ka dibna uu ururka Al-shabab dib ugu noqday.

War arrintaas la xiriira hoosta ka dhageyso.