Degmada Berdaale oo maamul cusub loo magacaabay

Gobolka Baay

Gobolka Baay

Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maamul cuusb u magacaabay degmada Berdaale ee gobolka Bay kadib khilaafaadyo hareeyey mamaulkii hore.

Faah-faahintan waxaa Baydhaba ka soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Degmada Berdaale oo maamul cusub loo magacaabay