Deeq ka timid Kuwait oo la gaarsiiyey dad ku sugan duleedka Kismaayo

Waxaa sii kordhaya deeqaha iyo gurmadka bani’aadannimo ee la gaarsinayo dadka dhibaateeysan ee qeybo ka mid ah Soomaaliya xilli lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadan.

Waxaa maanta gargaar ka yimid dowlada Kuwait la gaarsiiyay in ka badan laba kun iyo shan boqol oo qoys oo ka mid ahaa dadkii ay fatahaadaha saameynta ku yeesheen ee ku nool duleedka Kismaayo.

Faafaahinta warkan waxaa Kismaayo kasoo diray wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Deeq ka timid Kuwait oo la gaarsiiyey dad ku sugan duleedka Kismaayo