Dawladda Soomaaliya ayaa furtay xarunta dhexe ee kaydka daawada, taas oo dowladdu ay sheegtay inay daboolayso baahida ay dadweynaha Soomaaliyeed u qabaan daawo tayo leh oo la hubiyey badqabkeeda.
Munaasabad ka dhacday Muqdisho oo uu ka qaybgalay Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre waxaa warbixintan inooga soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.
Your browser doesn’t support HTML5
Dawladda Soomaaliya oo furtay xarunta qaran ee kaydka dawada