Dastuurka oo Dib u Eegis lagu Sameynayo

Baarlamaanka

Guddoomiyaha Gudddiga Baarlamaanka ee Dib u Eegista Dastuurka ayaa sheegtay inay hawshoodu tahay inay dib u eegaan dhammaan qodobada dastuurka ku meelgaarka ah ee Soomaaliya.

Dr Maryam Cariif Qaasim oo la hadlaysay idaacadda VOA kadib markii ay guddigu hawsha bilaabeen maalintii shalay ayaa sheegtay inay guud ahaan waddanka ka bilaabayaan wadatashi dadweyne oo ku saabsan dib u eegista qodobada hadii ay yihiin kuwo la isku racasan yahay iyo kuwo kaleba.

Wareysiga Dr. Maryam Cariif Qaasim halkan hoose ka dahgeyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Dr. Maryam Cariif Qaasim