Danyarta Boosaaso oo ka cabanaya sicir-barar la kowsaday bisha Ramadan

Boosaaso

Dadka ku dhaqan magaalada Boosaaso ee Puntland ayaa bisha Barakeysan la kowsanaya sicir-barar baahsan oo saameeyay quutul-daruuriga, iyada oo dadka danyarta ah walaac xooggan ka muujiyeen qiimaha maciishadda oo circa isku sii shareeraya.

Wariyaha VOA-da Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan noo soo dirtay.

Your browser doesn’t support HTML5

Danyarta Boosaaso oo ka cabanaya sicir-barar.mp3