Danjiraha Soomaaliya ee Kenya oo Baaq Jeediyey

  • Maryan Qalanjo

Danjiraha Soomaaliya ee Kenya oo Baaq Jeediyey

Danjire Maxamed C. Ameerika ayaa hay'adaha gargaarka ugu baaqay inay taakuleeyaan dadka abaaruhu Somalia ku saameeyeen

Danjire Maxamed C. Ameerika oo dhawaan kasoo noqday dalka Somalia, haatanna ku sugan dalka Kenya ayaa hay'adaha gargaarka ugu baaqay inay taakuleeyaan dadka abaaruhu Somalia ku saameeyeen

Warbixin arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso