Dalka Cusub ee Suudanta Koonfureed

Dalka Cusub ee Suudanta Koonfureed

Koonfurta Sudan ayaa noqonaysa dal cusub kaddib markii ay dadku go'aansadeen inay ka go'aan Sudan inteeda kale.

Suudaanta Koonfureed ayaa noqontay dalkii ugu danbeeyay ee caalamka ku soo biira. Haddaba VOA-du waxay idiin soo gudbinaysaa dhowr barnaamij oo ka hadlaya Koonfurta Sudan. Barnaamijyadan oo uu soo diyaariyay, Max'ed Cabdi Sandheere qeyta hoose ka dhageyso.

Daawo sawirrada Koonfurta Sudan