Dagaalka Badda ee Soomaaliya (Qeybta -3aad)

Dagaalka Badda ee Soomaaliya (Qeybta -3aad)

Waa qeybtii Saddexaad barnaamijyo ka hadlaya dagaalka badda ee Soomaaliya. Qeybtan waxay ku saabsan tahay saamaynta burcaddu ku reebtay ganacsiga iyo aafooyinka saameynta lacagaha budhcad ee degaannada ay ka hawlgalaan

Waa qeybtii Saddexaad ee barnaamijyada xiriirka ah ee ka hadlaya dagaalka badda ee Somalia.

Qaybtana waxa ay ku saabsan tahay sida budhcad badeednimadu u saamaysay dhaqaalaha gaar ahaan ganacsiga. Waxay kaloo qaybtaais ka hadlaysaa aafooyinka dhinaca bulshada ee lacagaha budhcad badeeddu qaataan u keeneen degaannada ay ka hawlgalaan iyagoo abuuray dhaqamo fool xun oo ay ka mid yihiin isticmaalka daroogada iy kharmiga.

Fadlan aragtidiina noogu soo gudbiya ciwaankeena somali@voanews.com