Dagaal ayaa xalay ka dhacay magaalada Beeledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, kaasi oo u dhaxeeyay ciidamo kala taabacsan Dowlad Goboleedka Hirshabeeelle iyo kuwa taabacasan maamul la magac baxay Hiiraan State.
Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay tiro kalena wey ku dhaawacmeen.