Dagaal ka dhacay Bardaale kadib muran ka dhashay maamulka magaalada
Ciidamada dowladda oo dagaal ku jira
Bardaale —
Wararka ka imanaya magaalada Bardaale ee gobolka Bay ayaa sheegaya in iska horimaad maanta uu ka dhacay halkaas, kadib muran ka dhashay maamulka magaalada.
Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixinta inoo soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Dagaal ka dhacay Bardaale kadib muran ka dhashay maamulka magaalada