Dagaal dhimasho badan oo ka dhacay duleedka Baydhaba

Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhintay, tiro kalena way ku dhaawacmeen dagaal xalay saqdii dhexe ka dhacay duleedaka magaalada Baydhaba ee gobolka Bay.

Dagaalkan ayaa bilowday kadib markii maleeshiyada Al-Shabaab ay weerar ku soo qaadeen xarun ay ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed ku leeyihiin duleedka Baydhaba.

Wariyaha VOA-da Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Dagaal dhimasho badan oo ka dhacay duleedka Baydhaba