Dagaal dhaxmaray ciidamada Soomaaliya iyo Ethiopia oo dhinac ah iyo Al-Shabaab

Dagaal ayaa la sheegay inuu maanta duleedka degmada Waajid ku dhexmaray ciidamda dawladda Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya oo isku dhinac ah, iyo maleeshiyaadka al-Shabaab.

Dhinaca kalena, ciidamada dawladda ayaa dib u qabsaday degaanka Goofguduud oo Axaddii ay soo galeen maleeshiyaadka al-Shabaab.

Faahfaahinta wararkan waxaa soo diray weriyaha VOA ee Baydhaba Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Dagaal dhaxmaray ciidamada Soomaaliya iyo Ethiopia oo dhinac ah iyo Al-Shabaab