Dagaal ka Dhacay Degmada Buuhoodle

Dagaal ka Dhacay Degmada Buuhoodle

Ciidanka Somaliland iyo kuwa deegaanka ayaa dagaal maanta ku dhex maray Buuhoodle, iyada oo khasaaraha labada dhinac aanu wali caddeyn

Ciidanka Somaliland iyo kuwa deegaanka ayaa dagaal maanta ku dhex maray Buuhoodle. Iyada oo khasaaraha labada dhinac aanu wali caddeyn, ayaa haddana wararka deegaanka ka imanayaa ay sheegayaan in khasaare labada dhinaca ahi uu jiro.

Xiligan la jooga ciidanka Somaliland oo saaka galay magaaladaas ayaa hadda meelo 5 ilaaa 10km u jirta ku sugan.

Wareysi xaaladda magaalada ah ku saabsan, qeybta hoose ka dhageyso.