Dagaal ka Dhacay Duleedka Buuhoodle

  • VOA Somali

Dagaal ka Dhacay Duleedka Buuhoodle

Dagaal culus ayaa maanta ciidamada Somaliland iyo maleeshiyada deeggaanka ku dhexmaray deeggaanka Sool-joogto ee duleedka Buuhoodle.

Somaliland ayaa sheegtay in dagaalku uu qarxay kaddib markii maleeshiyada deeggaanka Buuhoodle ay weerar ku soo qaadeen ciidamada Somaliland.

Labada dhinac ayaa guullo ka sheeganaya dagaalka Buuhoodle.

Wararka iyo wareysiyo ku saabsan dagaalka iyo masuuliyiin ka hadashay halkan hoose ee qoraalka ka dhageyso.