Minneapolis —
Soomaalida ku dhaqan gobolka Minnesota iyo guud ahaan dalkan Mareykanka ayaa wada dadaallo lacago loogu ururinayo dadka ay abaartu saameysay ee ku nool Soomaaliya.
Dadaalkan ayay guddiyada howshan u taagan u isticmaalaan baraha Bulshada, Masaajidda iyo munaasabado waaweyn oo ay dadku lacago badan ku yaboohaan.
Guddoomiyaha Hey’adda HARO Cali Xaaji Cabdinuur ayaa arrintan uga warramaya wariyaheenna Jacfar Kukay.
Your browser doesn’t support HTML5
Wareysiga dadaallada gurmadka abaaraha Minnesota.mp3