Jowhar —
Maamulka gobalka Shabeellaha Dhexe oo magaalada Jowhar kulan kula yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan hay’adaha gargaarka ayaa kala hadlay arimaha bani’adannimada iyo sidii adeegyada dowladeed loo gaarsiin lahaa degaanadii Al-Shabaab laga xoreeyay.
Warbixintan waxaa soo diray Xuseen Xasan Dhaqane.
Your browser doesn’t support HTML5
Dadaallo gargaar loogu raadinayo dadka ku nool deegaano ka mid ah HirShabeelle