Maamul goboleedka Koonfur Galbeed iyo Hay’adaha samafalka ee ka howlgala deegaanada Koonfur Galbeed ayaa kulan ay ku yeessheen magaalada Baydhaba ka wada hadlay sida loo kordhin karo gargaarka loo fidinayo dadka danyarta iyo Barakacayaasha.
Warbixintan waxaa soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.
Your browser doesn’t support HTML5
Dadaal lagu kordhinayo gargaarka danyarta Baydhaba oo socda