Saxo —
Dad rayid ah ayaa lagu diley deegaanka Saxo ee gobolka Mudug. Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee maamulka Puntland Faysal Sheikh Cali ayaa uga warramey xaalada degaanka weriyaha VOA Cabdiwaaxid Macallim Isxaaq.
Your browser doesn’t support HTML5
Dad rayid ah oo lagu dilay deegaanka Saxo ee gobolka Mudug