Dad lagu tuhmayo inay yihiin burcad badeed oo lagu qabtay xeebaha Jubaland

Dekedda Kismaayo

Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Jubaland ayaa sheegay inay qabteen ugu yaraan afar qof oo looga shakisan yahay inay qorshaynayeen inay falal burcad badeednimo ah ka gaystaan xeebaha Soomaaliya.

Laamaha amniga ayaa sheegay in dadkaas lala qabtay hub iyo agab kale oo muujinaya in loo adeegsan lahaa qabasashada maraakiib sida sallaan.

Warbixintan waxaa Kismaayo inooga soo diray Aadan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta burcad-badeednimada Jubaland