Dad ku dhintay is-rasaaseyn maanta ka dhacday Beledweyne

Laba qof oo midkood askari yahay ayaa maanta lagu dilay is-rasaaseynka dhacday irridda hore ee xaruunta madaxtooyada HirShabelle ee magaalada Baledweyne.

Arrintan ayaa imaneysa ayada oo magaalada ay ka taagan tahay xiisad la xiriirta qabashada doorashada qaar ka mid ah kuraasta golaha shacabka oo dhowr mar dib loo dhigay.

Xuseen Xasan Dhaqane ayaa faah-faahinta warkan inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Dad ku dhintay is-rasaaseyn maanta ka dhacday Beledweyne