Wareysi: Dad kasoo barakacaya abaaraha iyo Al-shabaab oo soo galaya magaalooyinka waaweyn

Mas’uuliyiinta gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegay inay jiraan dad kasoo barakacay degaannada ay Al-Shabaab ka taliyaan oo soo gaaray magaalooyinka waaweyn ee gobolkaas si ay adeeg uga helaan dawladda.

Dadkan ayay soo barakiciyeen abaaraha ku baahaya waddanka. Haaruun Macruuf ayaa dhibaatada abaaraha iyo barakacaa ka waraystay guddoomiyiyaha gobolkaas Ibraahim Aadan Cali Najax.

Your browser doesn’t support HTML5

Shabella Hoose oo ay kusoo qaxeen dad kasoo baracakay abaaraha iyo Al-shabaab