Culimada Puntland oo ku baaqay in laga fogaado colaad kusoo noqota Garoowe

Garoowe

Qaar ka mid ah culimada Puntland ayaa war ay soo saareen kaga digay in dagaal uu mar kale ka dhaco magaalada Garoowe, iyagoo sidoo kalena soo jeediyay in waxa la isku hayo laga heshiiyo.

Wariyaha VOA ee Garoowe Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan nooga soo diray nuxurka war murtiyeedka ay culumadu soo saareen.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Garoowe.m4a