Cudurka AIDS-ka iyo Dalka Uganda

Ilaa iyo markii xaaladdii ugu horeysay ee cudurka AIDS-ka ah laga helay Uganda, waxa jiray dadaalo fara badan oo dalkaasi sameeyey.

Warbixin arrintaas la xiriirta hoosta ka dhageyso.