Ciidamada shacabka oo degaan cusub ka qabsaday Al-Shabaab

Dadka deegaanka ee isku xilqaamay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee deegaanada hoos yimaadda maamulka Hirshabeelle oo gacan ka helaya ciidamada dawladda Soomaaliya ayaa la wareegay deegaanno uu ka mid yahay deegaanka Ceel-dheere.

Wariyaha VOA ee Muqdisho Xasan Kaafi Qoyste, ayaa warbixintan ku eegaya dagaalladii ugu dambeeyay ee halkaasi ka dhacay.

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamada shacabka oo degaan cusub ka qabsaday Al-Shabaab