Ciidamada Puntland oo howlgallo dad lagu xiray ka sameeyey Boosaaso

Boosaaso

Ciidamada ammaanka Puntland ayaa xalay magaalada Boosaaso ka billaabay inay saladhigyada u taxaabaan dad ay ka qabteen gudaha magaalada.

Qabqabashada ayaa imanaysa iyadoo dhowaan magaalada Boosaaso ay ka dhaceen falal amni darro oo dad lagu laayey, inkastoo laamaha amnigu aysan rasmi ahaan uga hadlin taallaabooyinkan.

Weriyaha VOA Faaduma Yaasiin Jaamac ayaa warkaan nooga soo dirtay magaalad Boosaaso.

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamada Puntland oo howlgallo dad lagu xiray ka sameeyey Boosaaso