Ciidamada dowladda oo qabsaday Ceeldheer iyo deegaano kale

Ciidamada dowladda

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa Al-Shabaab kala wareegay deegaano ay ugu weyn tahay degmada Ceeldheer ee gobolka Galguduud.

Wariyaha VOA-da Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq ayaa warbixintan ka soo diray Gaalkacyo.

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamada dowladda oo qabsaday Ceeldheer iyo deegaano kale