Ciidamada dowladda oo ka baxay deegaano ka tirsan Galmudug

Ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa degaanka ayaa dib uga soo gurtay degaanno ay horey uga qabsadeen ururka al-Shabaab oo ka tirsan gobolka Mudug, sida ay VOA u sheegeen ilo-wareedyo kala duwan.

Deegaanada ay ciidank kasoo baxeen ayaa waxaa ka mid ah Bacaadweyne iyo Camaara.

Warbixintan waxaa soo diray Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq.

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamada dowladda oo ka baxay deegaano ka tirsan Galmudug