Ciidamada dowladda oo guulo ka sheegtay howlgallo ka dhacay Hiiraan

Ciidamada Dowladda Soomaaliya, oo kaashanayaa dadka deegaanka, ayaa sheegay in ay guulo ka gaareen howlgal maalmahii ugu dambeyay ay ka sameynayeen inta u dhaxeysa degmooyinka Halgan iyo Buoloburte.

Warkan waxaa inoo soo diray weriyahayaga Beledweyne Xuseen Xasan Dhaqane.

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamada dowladda oo guulo ka sheegtay howlgallo ka dhacay Hiiraan