Ciidamada Dowladda oo Dib u Qabsaday Tooratoorow

Askar ka tirsan ciidamada dowladda

Ciidamada dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM oo taageerro ka helaya helicopterro Maraykan ah ayaa maanta dib u qabsaday degmada Toorotoorow oo ku taalla gobolka Shabeellaha Hoose.

Xuseen Barre ayaa haddaba sida ciidamadan ay u qabsadeen wuxuu ka wareystay, Cabdiqaadir Siidii, oo ah guddoomiyihii hore ee gobolka oo ka mid ah ahaa saraakiishii la socday ciidamada halkaasi tagay.

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamada dowladda oo qabsaday Tooratoorow