Ciidamada dowladda oo dib u qabsaday saldhigga Daynuunaay
Ciidamada qabsaday Daynuunaay
Muqdisho —
Ciidamada dawladda Soomaaliya ayaa maanta dib u qabsaday saldhigga milatari ee Daynuunay oo ku yaalla duleedka magaalada Baydhaba ee gobolka Baay.
Dhowaan ayaa ciidamada dawladda ay ka baxeen saldhiggaas kadib dagaal ay aksari ku dhinteen uu halkaas ku dhexmaray ayaga iyo maleeshiyada iyo kooxda Al-Shabaab.
Warbixintan waxaa inoo soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.
Your browser doesn’t support HTML5
Ciidamada dowladda oo dib u qabsaday saldhigga Daynuunaay