Soomaaliya Ciidamada dowladda oo dib u qabsaday Goofgaduud Desembar 12, 2022 Ciidamada Baydhaba — Ciidamada dawladda Soomaaliya ayaa maanta dib u qabsaday degaanka Goofguduud ee gobolka Bay oo dhowaan un ay ciidanku halkaas kasoo baxeen, Al-Shabaab-na ay qabsadeen. Warbixintan waxaa inoo soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh. Your browser doesn’t support HTML5 Ciidamada dowladda oo dib u qabsaday Goofgaduud