Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamay Goofgaduud

Ciidamada Soomaaliya

Ciidamada dawladda Soomaaliya iyo maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa shalay dagaal uu ku dhexmaray degaanka Goofguduud ee gobolka Bay.

Warkan waxaa Baydhaba kasoo diray weriyaha VOA Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamay Goofgaduud