Ciidamada DKMG oo Sheegay inay Riixeen Al-shabab

  • Abdulaziz Osman

Ciidamada DKMG oo taageero ka helaya kuwa AMISOM ayaa sheegay in ay dhawaan ay qaban doonaan deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Muqdisho.

Ciidamada AMISOM ayaa wararku sheegayaan inay adeegsadeen dayuuradaha qumaatiga u kaca ee helicoptarka loo yaqaano.

Warbixin arrintaas la xiriirta hoosta ka dhageyso.