Caweyska Washington: Nin labo Hablood Mar Wada guursaday

Caweyska Washington: Nin labo Hablood Mar Wada guursaday

Caweyska Washington: Nin labo Hablood Mar Wada guursaday

Caweyska Washington waxaa qeyb ka ah nin labo hablood guursaday iyo hablihii uu guursaday oo iyagana VOA-da la hadlay.

Qodobada aad ku maqlidoontaan Caweyska Washington waxaa ka mid ah. Nin guursaday hal mar labo hablood, sidee bay u arkaan hablahaasi guurkooda. Majaajiliste Cabdi Ismaaciil Basbaas, iyo qodobo kale.

Barnaamijka Cali Cabdi Xaraare ayaa soo jeedinaya, isaga ayaana noo diyaariyay.