Caweyska: Roma oo laga Qaxay

Caweyska: Roma oo laga Qaxay

Barnaamijka waxaad ku maqli doontaan; Roma oo dad badan ay ka qaxeen, iyo wareysiga fanaaniinta Cabdi Tahliil iyo Yuusuf Hala waasho.

Qodobada aad ku maqli doontaan Caweyska Washington waxaa ka mid ah, Roma oo looga baxay dhulgariir la saadaaliyay, Fannaanka Cabdi Tahliil Warsame oo wareysi aanu la yeelanay, iyo Fannaanka Yuusuf Hala waasho.

Cabdisalaam Hareri ayaa barnaamijkan inoogu soo diyaariyay magaalada London ee dalka Britain.