Caweyska: Khadiijo Daleys (Dhamaad)

Barnaamijka Caweyska waxaan toddobadkan idinku haynaa qaybtii u dambeysay ee fanaanadda Khadiijo C/llaahi Cali Camey "Dalays." Waxaan sidoo kale idinku haynaa qubanayaal kale oo uu ka mid yahay ereyada ku soo kordhay afka Soomaaliga labaatankii sano ee u dambeeyay.

Barnaamijka oo dhameystiran ka dhageyso qayba hoose.